Qeexid

"Mid ahaansho (dad)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga midnimo oo kali ah:
  • SHEEKH SHARIIF"Ciidaan Ciideeda kale waxaan u rajeynayaa Shacabka Soomaaliyeed iyagoo leh Dowlad Midnimo Qaran" Sheekh Shariif ayaa hadalkaasi jeediyay xili uu kusugan yahay Magaalada Jabuuti ee Wadanka Jabuuti..
  • Sidaa darteed ragga maanta weli haybanaya dawlad midnimo Soomaaliyeed taariikhda dib haw eegeen.