Qeexid

"Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga."

Qeexid Xigta

Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga midig oo kali ah:
  • Dayaxu isaga oo dhamaysa dhinacayga midig buu ku beegan yahay.
  • Goobta iyo taariikhda waxa aad ku qoreysaa dhinaca midig ee warqadda, taas oo ah meesha ka durugsan sadarka ugu dambeeya ee cinwaanka shaqobixiyaha.