Qeexid

"Wax la mideeyay ahaansho (dad)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mideysan oo kali ah:
  • Shariif oo ka digay in lagu deg dego doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Afar Koox oo ka dagaalama K/Soomaaliya ayaa sameystay Isbaheysi ay ku mideysan yihiin 1039.
  • Xubno ka socday golaha ammaanka ayaa dhawaan shir ku qabtay dalka Kenya kaasoo ay madaxda DFKMG ah ku amreen inay soo xalliyaan khilaafaadyadooda ayna qabsadaan iyagoo mideysan shir ka dhacaya bishan Muqdisho.