Qeexid

"eeg midee. ld mideysiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mideyn oo kali ah:
  • Sarkaal kale oo ka tirsan Xisbul Islam ayaa isaguna sheegay in wadahadaladu ay socdaan, wuxuuna xusay inay yihiin kuwo lagu mideynayo Islaamiyiinta dagaalka kula jira AMISOM iyo Dowlada Federaalka Somalia.
  • Xubnaha labada dhinac shirka ugu furmay Jabuuti ayaa isku aragti ka ah doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyo mideynta Baarlamaanka ee dhawaan lagu soo biirin doono 275 xubnood oo ka socd Isbaheysiga Asmara garabka Jabuuti.