Qeexid

"ld macne."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga micno oo kali ah:
  • Dadka waxaa layska dilayaa sabab la’aan dadka hortooda, si qarsoodi ah iyo masaajida dhexdooda iyo goob walba dhiigu wuxuu noqday micno daro aan laga damqaneyn.
  • Cumar Xaashi waxaa uu sheegay in marnaba aan loo dul qaadan doonin dadka ka dambeeyay dilalka micno darrada ah ee lagu u gaarsano dadka rayidka ah ee wax galka ah ee ku dhaqan Gobalka Hiiraan.