Qeexid

ld macnee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga micnee oo kali ah:
  • Doorashadan ay shalay sameeyeen xubnahaan la xirey ayay ku micneeyeen in ay tahay mid sharci ah oo ay keentay bahai loo qabo in la magacaabo gudiyadan.
  • Sarakiil ciidamada Puntland ka tirsan ayaa arrintan ku micneeyay in Madaxweynaha ula jeedo ciidamo si gaar ah u sameysteen madaxda sare ee MGPL kuwass oo ah kuwa sida joogtada u hela mushaharaadkoda.