Qeexid Xigta
ld maciin1, maciinid, miciin1.
ld maciin1, maciinid, miciin1.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: Cid gargaar u fidin. ld maciin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix.
Qeexid Xigta: ld miciinid. ld maciin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld miciinid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: miciinla'aan m.dh Kaalma la'aan. ld maciinla'aan.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid miciin ka dhigasho. ld maciinso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld miciinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld miciinsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kaalma la'aan. ld maciindarro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood.
Qeexid Xigta: Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-wayaal, m.l/dh) Qof aan naxariis, iyo kaalma midna lahayn. ld maciinlaawe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg miciinso. ld maciinsad, maciinsasho, maciinsi, miciinsad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld milcis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caniinid, cinniinid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld faniinid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Wax miciyo ku qaniinid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
m.dh
Qeexid: (m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig.
Qeexid Xigta: Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.t
Qeexid: Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal.
Qeexid Xigta: Dad is raacsan oo isku ujeeddo ah.
Qeexid Kale: Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld miciyaliso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]