Qeexid

"Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood."

Qeexid Xigta

Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mici oo kali ah:
  • Haatan ayay Dawacadu hal mar miciyaheeda ku hubsan doontaa.
  • Ilkaha hoose waxaa ka mid ah afarta fool ee hoose, labada mici ee hoose iyo tobanka gows ku kala yaala labada daan ee hoose.