Qeexid

"Geed abaareed weyn oo laf adag oo dhuxul aad u madow oo wanaagsan leh."

Qeexid Xigta

Geed-abaareed weyn oo aan qodax lahayn oo qoryihiisa weelasha lagu cusho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meygaag oo kali ah:
  • Munaasabadana wasiirka waxbarashada lagu soo dhaweynayay waxa ugu horeyntii ba ereyo kooban oo soo dhaweyn iyo mahadnaq ah ka soo jeediyay gudoomiyhii hore ee SSUK Maxamed Cumar Meygaag.
  • Cismaan Meygaag, ayaa isna soo jeediyay in loo baahan yahay in dawladdu, dhaqaale u hurto Cusbitaalka, halka ay meelo kale oo badan oo aan daruuri ahayn kaga kharash-garoobayso.