Qeexid

"Qof naftii ka dhacday oo aan weli la xabaalin."

Qeexid Xigta

M. ah: qof karti yar oo aan wax qabsan karin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meyd oo kali ah:
  • Wuxuu intaa ku daray in Boolisku ay meeshii ugu tageen nin meyd ah iyo 43-kartoon oo khamri ah.
  • Marxuumka oo meydkiisu yaalo iminka Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in isla maantaba lagu aaso qabuuraha Barakaat oo ku yaala duleedka Muqdisho.