Qeexid

Nafley cuneheeda xoog uga qabasho si neefta ugu ceshanto. ld margi, marji, mergi2, mirgi, mirji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga merji oo kali ah:
  • Kaluumeysatada ayaa sheegay in ay suurtagaltahay in qofkaasi meydka ah lamerjiyay/laceejiyay,islamarkaan dhegaha iyo Sanka uu dhiig ka wado,waxaa kale oo suurta gal ah ayaa la yiri in Badu soo tuftay.