Qeexid

"(-do, m.l) Hawl gaar ah oo qof dhab u yaqaan oo uu ku xoogsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meherad oo kali ah:
  • Sow jidgooyadii lama masixin meherad qaar mooday?
  • Waxaana ka socda dhaqdhaqaaq aan sidaa u sii xoog badnayn, gaar ahaan meheradaha caadiga ah sida dukaamada, bacadlayaasha, sariibadaha iyo bakhaarada.