Qeexid
Tiro.
Tiro.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Harag la hoolay oo asal iyo waxyaalo kale lagu jilciyey.
Qeexid Xigta: Asalka wax magdiyo.
Qeexid Kale: Geed-gaab leh caleemo yaryar oo qodxo leh, oo jiliftiisa haragga lagu megdiiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Maqaar meged ka dhigid. ld magdee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]