Qeexid

"Duunyada la dhaqdo nooc ka mid ah."

Qeexid Xigta

Isku m.: isku fil; isku nooc. ld meesin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meesi oo kali ah:
  • Laakiin riyuhu waxay ka mid yihiin meesiga adhiga, iyadoo ay Somalidu qoyska ama reerka meesiyada xoolaha oo dhan dhaqda tidhaahdo reer hebel ama hebel afarta maal aduunyaba wuu leeyahay.
  • Waxaa uu haayay xilkia wasiirka kaluumeesiga qayraadka, bayada iyo qayraadka bada.