Qeexid

Biyo mool ah oo xiis hoos ku leh.

Qeexid Xigta

Kukta madaxa meesha ay timuhu wareegga ka billaabaan. ld meertammeerto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meermeerto oo kali ah:
  • Waxana ay uga digeen Xukumada Daahir Rayaale in ay ka meermeerto meel marinta iyo fulin la'aanta waajibaadka loo doortay iyo dib dhackasta oo ku yimaada doorashada.
  • Fiiro Gaar ah: Kala saarista sharciyada dhulalka Xamar lagu leeyahay waa meermeerto iyo mool badeed qofkii lugaha la gala uusan si sahlan uga dabaallan karin ee mushkiladaas yaan lagu degdegin, hana loo xilsaaro dad lagu xulay aqoon iyo daacad.