Qeexid

"Warwareeg aan dani ku jirin."

Qeexid Xigta

ld meermeerid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meermeer oo kali ah:
  • Mas'uulkaan oo dhanka amaanka qaabilsan ayaa xusay inay wadaan baaritaano ay ku raadinayaan cida ka dambeysa qaraxa, wuxuuna ka meermeeray inuu farta ku godo cida ay ka shakisan yihiin.
  • Waxana ay uga digeen Xukumada Daahir Rayaale in ay ka meermeerto meel marinta iyo fulin la'aanta waajibaadka loo doortay iyo dib dhackasta oo ku yimaada doorashada.