Qeexid

"Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meereysan oo kali ah:
  • Sifahaas kor ku xusan iyo ka badan waxay hadda ka muuqdaan Dowladda Midnimo qaran oo hadda jirta, haddii aysan la soo bixin weji cusub oo ka duwan kuwii iyaga ka horreeyey, wuxuu waqtiga ka dhamaanayaa iyagoo meereysanaya.
  • Kooxaha dawlada ka soo horjeeda ayaa maalamahan dhex meereysanaya gobalka, iyagoo ka faa;ideysanayay maamul la'aanta gobalka ka jirta.