Qeexid

"Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sare, si aysan dabayshyu u qaadin."

Qeexid Xigta

ld meerid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meer oo kali ah:
  • Ma anigaa maqaalkaan, u diray meeriska halawshay.
  • Waxa kale oo garoonka ku meersan dhismayaal teel-teel ah oo isugu jira guryo, fasalo, istoodho, xafiisyo iyo madbakhyo.