Qeexid

"Immisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meeqa oo kali ah:
  • Sheegtadase الخبرية (كم) waxay sheegtaa waxa badan sida: Meeqa waano ayaa ku soodhaaftey oodan kuwaano qaadan!
  • Waa mid kor u qaadaysa meeqaanka qofka afafka qalaad barta illaa uu dareemo mudnaan iyo ixtiraam gaara, markaa aragtidaa bulshada sideed u aragtaa?