Qeexid

"meelood loo qaybshay meel ka mid ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meelood oo kali ah:
  • Intii ay socodeen rabshaduhu boliiska ayaa waxay go'doomiyeen dhowr meelood oo ku yaala agagaarka Jaamacada Tehraan, halkaas oo dad badani ay isugu soo baxeen.
  • Waxaan ahaa nin tolkiisa ku dhex nool, oo xoolaha ay tolkiisu ka soo helaan dagaallada afar meelood meel ayaan ku lahaa, sidii ay sameyn jiraynba boqorrada carbeed.