Qeexid

"eeg meelmari."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meelmarin oo kali ah:
  • Ka dibna loo gudbi karo awood qeybsi ku dhisan cadaalad, laguna dadaalo in cid kasta ay hesho saamiga ay xaqa u leedahay si looga wada qeyb galo meelmarinta maamulka la rabo in lagu dhiso shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee Mbagathi.
  • Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki oo ahaa hoggaaminaya kooxda Cagaaran ee u ololeynayay in dastuurkan uu meel maro iyo ra'iisul wasaarihiisa Raila Odinga ayaa waxay labaduba hadal u jeediyay dadweyne u damaashaadayay meelmarinta dastuurka cusub.