Qeexid

"M. ah: arrin, talo iwm oo aqligal ah."

Qeexid Xigta

ld meelmarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meelmar oo kali ah:
  • Go’aankan waxa lagu meelmariyey cod u qaadis Baarlamaan oo ay ogolaadeen 84 mudane halka ay ka diideen 2, laba mudanena ka aamuseen, kooramkana ay fadhiyeen 88 mudane.
  • Edbin meelmar ah waxaa lagu gaari karaa iyadoo aan la isticmaalin ciqaab jireed.