Qeexid

"M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo. ld meelkuggaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meelgaar oo kali ah:
  • M-waynahu, waxa uu sheegay in Dawrkooda uusan ahayn oo kaliya Puntland basle ay DFKS ay ku caawinayso in ay baxdo kumeelgaarka.
  • Bishii June 2005tii, dowlada waxa ay xarun ku meelgaar ah ka dhigatay magalaada Jowhar.