Qeexid

"eeg mee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meeday oo kali ah:
  • Qaxootigii waa la soo celiyay, balse guddidii meeday, maxaase ka qabsoomay xaaladdii murugsanayd ee labada dal.
  • Ama Maroodi Cadhoole….hadii col la sheego hashii cosob waa tan c) Maweelooyin kale kuwa ku lamaan tan Toodhada…Ku cayaarsiinta ilmaha tukow qaaqle ciddii meeday cal bari qabatay.