Qeexid

Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meecaad oo kali ah:
  • Muxumed, Fu'aad Cabdisamad Sheekh, Cabdirisaaq Suge Taraar, Cabdiraxmaan Axmed-Jaw, Siciid Yaasiin (Garaadka), Cabdillaahi Meecaad Hoori, Nuux Saleebaan Maxamed, Maxamed Aadan (D.
  • Fannaaniinta iyo Jilayaasha kale ee ka qayb-qaatay Riwaayadaha Abwaan Sangub, waxaa ka mid ah; Maxamed Mooge, Dhegjar, Huryo, (dhammaantood Alle ha’u naxariistee), Sahra Axmed, Cabdi-dhuux, Meecaad Miigane iyo Saado Cali Warsame.