Qeexid

"(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mee oo kali ah:
  • Wuxuu sidoo kale dalbaday in dib u dajin loo sameeyay, in hay'adaha gargaarka ay dib ugu laabtaan dadka si ay u kaalmeeyaan kuwa barakacsan oo uu sheegay inay awalba ku tiirsanaayeen gargaarka ay ka helaan hay'adaha caalamiga ah.
  • Dadka ku nool Tuulada Abooreey waxaa ay mustaqbalka dhow hiigsanayaan horumaro balaaran oo laga sameeyo deegaanka si ugu danbeeyntana ay u noqoto Degmo.