Qeexid

(f.g) Xoolo fiid daajisasho.

Qeexid Xigta

(f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mayraco oo kali ah:
  • Dadweynha, muwaadiniinta iyo maamulka dowladda waa in ay si qoto dheer uga dhaadhacdaa in qaranimadu tahay hashii Maandeeg ee aynu maalaynay, markaa in la daryeelo, la daaq geeyo oo la miro, la mayraco, dulinka iyo darxumadana laga ilaaliyo ayaa wajib ah.