Qeexid

(-xo, m.dh) ld mayrax.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maydhax oo kali ah:
  • Hadii uu rabbi xukmo dawladda reer miyigu waxay yeelan doontaa lacag laga sameeyey dhogorta idaha, dharkana waxaanu ka samayn doonaa maydhaxda geedaha Qararida iyo Faaraxoodka.
  • Geedka Galoolka ayaa aad loo jaray oo loo dhuxulaystay Somaliland, intaa waxaa dheer in Galoolka aad ay u isticmaalaan reer Miyigu iyagoo laamihiisa maydhaxdooda ku dhista guryaha (Aqal Soomaaliga).