Qeexid

"(-llo, m.dh) Siddada gaashaanka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mayal oo kali ah:
  • Filimkan ayaa lagu soo beegay xili FBI-da Mareykanka shaaciyeen in 12-dhalinyaro Somali ah oo ku noolaa Mareykanka ay aadeen Somalia, kuwaasoo ku biiray kooxda mayalka adag ee Al-shabaab.
  • Mayalkiyo hogaan noogu dhiib, madaxaad noo doortay.