Qeexid

"(-do, m.l) (juqr.) Degaan ay sameeyeen dad ka soo fogaaday dalkii ay u dhasheen; degaanka cusubi sida caadiga ah waa mid aan hore loo degganeyn amase loo degganaa si teel-teel ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxmiyad oo kali ah:
  • Somaliland oo ahayd maxmiyad ay ka taliso Boqortooyadii Britain, waxay madaxbannaanideeda qaadatay, 26-kii June 1960-kii.
  • Guud ahaan Maxmiyaddaas ka koobnayd Salaadiinta iyo Musheekhdu waxay noqotay koonfurta Yemen oo caasimaddoodu tahay Cadan.