Qeexid
(-syo, m.dh) Birdaawada bunka lagu dubo ama lagu saloolo.
(-syo, m.dh) Birdaawada bunka lagu dubo ama lagu saloolo.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Dhul nabaadguuray.
Qeexid Xigta: Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Qeexid Kale: Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dad ama duunyo la itaal yar leh da' ama dhibaato darteed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: maasha xi. (nax.) Xiriiriye tilmaamaya waxa ku dhashay sabab. Tus. “Maasha xaashiyuhu duule ee dabayl baa jiidday”. ld maansha.
m.dh
Qeexid: Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Libaax-badeed maxmil ku dabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Rixli.
Qeexid Xigta: Bir qaroofan oo yaxaasbadeedka lagu dabo.
Qeexid Kale: Maro xariir-madow ah oo tal iyo quraan lagu qurxiyey oo kabcada lagu dado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro.
Qeexid Xigta: Tin aad u jilicsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: mas'uuliyo m.dh ld mas'uuliyad.
Qeexid: mas'uuliyad m.dh Xil qof saaran. ld mas'uuliyo, masuuliyad, masuuliyo.
m.l
Qeexid: Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh.
Qeexid Xigta: Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -sheeyay, -shaysay
Qeexid: Hafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mas'alo m.dh ld masalo.
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Bir weyn oo libaax badeedka lagu dilo marka badda laga soo saaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Biyo, hadal iwm ku harqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mas'uul m.l (-llo/-liin, m.dh) 1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
m.l
Qeexid: ld maanshayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: eeg maashee. ld maashays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]