Qeexid

"Hoy dacwadda lagu qaado."

Qeexid Xigta

Xukun hab dawli ah loo qaado. 2. Dadka xukunka qaada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxkamad oo kali ah:
  • Beelo ku heshiiyay gobolka Sh/dhexe Waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda Shabeelada dhexe oo ay wehlinayaan xubno ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga ah ayaa waxay maanta heshiis dhexdhigeen laba jilib oo dagaallo qaraar ay ku dhexmareen gobolkaas.
  • Maamuloow, hawlaha dhax-dhaxaadinta Beelaha (hadaaney aheyn Maxkamad), waa mid la leeyahay.