Qeexid

"(-syo/-xaabiis, m.dh) Qof ikhtiyaarkii laga qaaday oo meel gaar ah lagu ilaaliyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxbuus oo kali ah:
  • Wareegtada kusimaha Xilka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmayah xili dhawaan Saldhiga Magaalada Gaalkacyo ay ka dhacday in Maxbuus lugu dhex dilo Saldhiga Magaalada gudihiisa & habacsanaan dhinaca Maamulka guud ee gobalka Mudug ah.
  • Odayasha iyo waxgaradka gobolka ayaa aad u cambaareeyay falkaan islamarkaana ku tilmaamey mid naxdin leh oo aan la qaadin karin kadib markii xabsiga loogu dhacey maxbuuskaan.