Qeexid

"Erey weyddiimeed oo ka kooban 'maxaa' iyo 'ay', labo xaaladood ayaana loo adeegsadaa, sida: a) “Waa maxay?”; b) “Maxay doonaysaa ama doonayaan?”"

Qeexid Xigta

Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye; maxaawacay; maxaayeelay; waayo.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Shalay kuuma imaan, maxaajiraa, hawl baan lahaa”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxay oo kali ah:
  • Cumar baa hadana dadkii waydiiyay ta labaadna waa maxay?
  • Maxaynu Libaaxii (haybadii iyo qabkii Soomaali lagu yaqiin), Dawaco (duli iyo ihaano) uga dooranay?