Qeexid

"Dad ama duunyo la itaal yar leh da' ama dhibaato darteed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxas oo kali ah:
  • . Haddii lagu waydiiyo goormaad timid Finland ha ku jawaabin maxasuusto ee u sheeg wakhatigaad timid.
  • Sida hoggaankii umadda iyo aqoonyahannadeediiba ay uga gaabiyeen waxkaqashada arrimaha faraha ka baxay, ayna nasiibdarro in badan oo ka mid ahi ay noqdeen kuwa dhimbilaha sii hurinaya, maxastana xaabada uga dhigaya.