Qeexid

"(-llo, m.dh) Ilmogaleenka dhaddigoodka; makaan; ilmoside; min."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxal oo kali ah:
  • Sahan ku dhisan aqoon iyo waaqiciyad wuxuu inoo soo jiidayaa in dalkeenu hanto damaca maalgeliyeyaasha shisheeye (Foreign Investors) iyo kuwa maxalliga ahba.
  • Waxaa xusid mudan in qaarka mid ah hay'adaha maxaliga ah iyo kuwa samafalka oo iskaashanaya ay gaarsiiyeen wax xoogaa ah oo isugu jira maacuun iyo baco qaar ka mid ah qaxootigaas iyadoo dhamaan aan la wada garsiin ama wado helin gargaarkaasi isaga ah.