Qeexid

"(-ddo/-dyo, m.dh) Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxaad oo kali ah:
  • Oo Raaficiyow maxaad sidaa u yeelaysaa?
  • Markay u tegeen ayaa Khadiijo tidhi: "ina adeer bal dhegayso wiilka aad adeerka u tahay", Waraqa wuxuu Nabiga ku yidhi: "maxaad aragtay?" markaasuu Rasuulku SCW u sheegay qisadii.