Qeexid

"Erey loo adeegsado wax wayddin sida: m. dhacay? Sida badanna magacuyaallo ayaa lagu lifaaqaa, sida: maxaad (maxaa+aad) rabtaa?"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maxaa oo kali ah:
  • Waadiga Ciyaaraha: Maxaa Kala Qabsaday Kooxaha Mataanaha Sare oo dhegaysatay Doodihii Labada Xisbi u Soo Jeediyeen Gudida Maxkamadda Sare oo dhegaysatay Doodihii Labada Xisbi u Soo Jeediyeen Gudida Doorashooyinka.
  • Is-casilaadda Desaleign ayaa imaaneysa iyadoo Itoobiya ay ka taagantahay xiisad siyaasadeed oo muddo dheer soo jiitameysay, iyo iyadoo shalay la sii daayay maxaabiis badan oo dhinaca siyaasadda u xir-xirnaa si xiisadda loo yareeyo.