Qeexid

"(-fyo, m.dh) Go'aan cad oo uu qof iska taago arrin adag. ld mowqif."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mawqif oo kali ah:
  • Axmed Xaaji C/raxmaan iyo mawqifkeeda arrintaas ku aadan.
  • Balse wararka qaar ayaa leh mawqifka dawladda Senegaal ee safarkaa la xidhiidha ayey wax iska bedeleen, wararkuse ma iftiimin sababta ay wax isaga bedeleen.