Qeexid

"(dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.)."

Qeexid Kale

(dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.

Qeexid Xigta

(dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mawliid oo kali ah:
  • Mawliid Macaane oo ay kooxaha shirka ka qaybgalay u doorteen guddoomiye ayaa rajada fulinta qodobada lagu heshiiyay ku xidhay taageero laga helo beesha caalamka mar uu shalay u warramayay Idaacadda BBC-da.
  • Laakiin waxay isla qoraalkaa ku sheegeen in booskii ay ka saareen Maxamed X. Ibraahin ku bedeleen Mawliid Daahir Caqli.