Qeexid
ld mowlac.
ld mowlac.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (dii.) Magacyada Ilaah mid ka mid ah; Eebbe; Alle; Weyne. ld mowle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (dii.) Meel yar oo lagu cibaadaysto oo Eebbe lagu baryo. ld mawlac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Heerka bislaan shaha miraha ee qallaylka ka horreeya gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Heerka bislaanshaha miraha ee ka horreeya qallaylka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhadhan wanaagsan oo dhuuni leeyahay.
Qeexid Xigta: Neef aan caato ahayn, baruur badanna lahayn; lafqab.
Qeexid Kale: Dhunkasho (caruureed).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Weelasha biyaha lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -caa, -cayd
Qeexid: Wax macaan ahaansho.
Qeexid Xigta: Cano dhay eh ahaansho.
Qeexid Kale: Wax cayilan ahaansho (neef).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (dii.) Maalinta uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.).
Qeexid Xigta: (dii.) Xuska loo sameeyo dhalashada Rasuulka(n.k.h.a.).
Qeexid Kale: (dii.) Bishii uu dhashay Rasuulku (n.k.h.a.). ld mowliid, mowluud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld wamme.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhimashada nafleyda. ld mowd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Mayac noqosho (caano).
Qeexid Xigta: Wax kibray noqosho. ld manyac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Erey qof, meel ama wax gaar ahaan loo yaqaan oo loogu yeero.
Qeexid Xigta: M. leh: qof sharaf, wanaag iyo geesinnimo lagu yaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld miibac. Dhagax adag.
Qeexid Xigta: Gaajo badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhagax, dhadhaab iwm oo aad u adag oo qalabka qodidda iyo jabintu ayan burburin karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Xammaarato yar oo afar addin iyo dabo dhuuban oo dheer leh oo ay malowga isku bah yihiin laakiin ka jirmi yar. ld bulac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) (nax.) Qaybaha hadalka mid ka mid ah, oo tilmaama wax nool (gabar, faras iwm), wax aan noolayn (bir, loox iwm) iyo waxyaabo kale. M. caadyaal: wuxuu tilmaama waxyaabo la taaban karo (buug, qalin iwm); m. cillaneed: wuxuu tilmaama shay leh tayo aanay dareemi karin shanta dareemayaal (jacayl, fikrad, run iwm); m. gaar: magac si gaar ah u tilmaama noole ama shay (Maandeeq, Xamar, Cali, Jubba iwm); m. guud: magac si guud ah u tilmaama qof, xayawaan ama shay (gabar, lo', magaalo iwm); m. urur: magac tilmaama koox noole ama shay (xayn, geel, dad iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
qr.we
Qeexid: Erey weyddiimeed oo muujinaya shaki.
qr (qurub) - qurub (particle) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Caano dhaynimadii ka tegay suusacna aan gaarin.
Qeexid Xigta: Kibir. ld manyac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]