Qeexid

"(-ro, m.dh) ld motoor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga matoor oo kali ah:
  • Doontaan uu sidey shidaal ayaa sida Garowe Online kasoo xigatey saraakiisha Dekada Bosaso waxaa dab ka dhashay Doontaan Matoorkeeda kaas oo gabi ahaanba dab surey shixnadii halkaas saarneyd.
  • Diyaaraddan oo ahayd nooca dhulka laga hago ayaa waxaa ku rakibnaa qalab ay ka mid yihiin matoor yar, kaamarooyin iyo Computerro, waxaana gaaray goobta la dhigay diyaaradda qaar ka mid ah mas'uuliyiinta Degmada Marka.