Qeexid

(-ooyin, m.l) Ul af godan leh oo raggu ku xarragoodo; bakoorad. ld matoobbe.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga matoobbo oo kali ah:
  • Geed weyn oo aqalka hortiisa ah ayaa waxaa falag ku hawlanayd bahdii ugu yarayd ooriyaha odayga oo aan madaxa kor u qaadin ilaa uu Maxamed oo matoobbo sitaa soo dul istaagey oo yiri: ”Maxaa lagu harsaday?”