Qeexid

ld mutux1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga matax oo kali ah:
  • Kulankasi oo ka dhacay Mataxtooyada magaalada Bosaso ayaa waxa si xoogan loogu dhaliilay budhacadaasi qafaalatay markabka iyada oo xukuumada Puntland walaac xun ka muujisay xaalada Caafimaad ee shaqaalaha Markabkaasi saaran.
  • Munaasabada ayaa waxaa si rasmi ah uga maqanaa Gudoomiyaha Barlamanka balse yimid xilli dambe Mataxtoyada isaga oo Madaxweynaha u gudbiyay tahniyad ku aadan sanduugarada ka soo wareegtay caleemo saarkiisa.