Qeexid
matalan fk. ld masalan.
matalan fk. ld masalan.
m.l
Qeexid: ld masal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: ld masal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la lisay ahaansho (neef irmaan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah.
Qeexid Xigta: Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga.
Qeexid Xigta: Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo.
Qeexid Kale: Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: ld mutuxan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax waxyeelo weyn la gaarsiiyey ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: masalan fk. Tusaale ahaan, misaal ahaan. ld matalan.
m.dh
Qeexid: ld masalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la maxlalay ahaansho (naag).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la khatalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-lmay, -lantay; -lmi) Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Wixii caloosha ku jiray oo afka si xoog ah uga soo baxa, waxaana keena fal aan loo talin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld mantag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld mutux1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld mantag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld mutux2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld mutuxnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la matatariyay ahaansho (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]