Qeexid

Mataano dhalid (nafley).

Qeexid Xigta

Labo walxood hal magac ka dhexaysiin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mataanee oo kali ah:
  • Sidoo kale, Marwo Caasha Cabdi Rooble oo iyadu laheyd fikirka in lagu mataaneeyey labada jaamacadood, ayaa ku dheeraatay ka hadalka sida safar ay Hargeysa ku tagtey uu ugu dhaliyay baahida loo qabo qeybtan cusub ee jaamacadda Hargeysa lagu biirinayo.