Qeexid

"eeg mataanee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mataanayn oo kali ah:
  • Luul oo aad moodo in qalbigeedu uu ku maqan yahay eegmo aan u-kas ahayn oo dhinaca Najiib ah, ayaa ku soo gebogebaysay jawaabaheeda qalbiyo is raba mataanayntood taas adigaa iga caawin doona jawaabteeda.
  • Qorshahan mataanaynta labada magaalo ee Hargyeysa iyo Malmo waa kii labaad ee dhexmara magaalooyinka Somaliland iyo kuwa dunida kale, iyadoo ay hore u mataanoobeen magaalada Boorame (Somaliland) iyo Henley (Ingiriiska).