Qeexid

"Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah."

Qeexid Xigta

Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mataan oo kali ah:
  • Sarkaalka dhinaca ciidamada u qaabilsan ONLF Mudane Xuseen Mataan oo isaguna shirka jaraa'id ka hadlay ayaa sheegay in heshiiskan uu yahay mid lagu joojinayo xabada socota, ayna ciidamadooda ku wargeliyeen inay xabada joojiyaan.
  • Poland: Madaxweyne iyo Ra'iisal Wasaare Walaalo Mataano ah Poland (W.