Qeexid

"ld mas'uuliyad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masuuliyad oo kali ah:
  • Marka eynu degganey guri eynu keli u leenahey, innaga ayey dhammaan masuuliyadda mulkiyadu gaar inoo saarantey, marka ey noqoto dhinaca dhaqaalaha iyo dayactirkaba.
  • Khudbada Madaxweynaha oo ciwaankeedu ahaa Marxaladda Kala Guurka ee Soomaaliya iyo Masuuliyadda Bulshada Caalamka waxa ay socotay saacad ku dhawaad iyada oo dhanka kale su’aalo nooc kasta leh la weydiiyey Madaxweynaha dhammaanna uu ka jawaabay.