Qeexid

"ld mas'uul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga masuul oo kali ah:
  • Magaalooyinka Mandheera iyo Liboi ayaa iyana waxaa ka hawlggali doono masuuliyiin ka socota dowladda Kenya iyo saraakiil ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya kuwaasi oo canshuur ka qaadi doono badeecooyinka u gudba Soomaaliya.
  • Horraantii, masuuliyiintii DFKM iyo Isbahaysiga ee xabadda ridayey ayaa waan-waantaan aqbalay.